Sbs Somali - Sbs Afomali
Booliiska oo baaritaano aan ruqsad lahayn la beegsaday bulshooyinka kala dhaqanka duwan
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 0:07:23
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Sahamin cusub ayaa muujinaysa in bulshooyinka leh, asal-qoomiyado kala duwani, (multi-racial) ay la kulmaan baaritaanno booliis oo aan warqad oggolaansho (warrant) lahayn, in ka badan illaa saddex jeer iyo bar, bulshooyinka deggan meelaha aya dadka caddaanka ahi deggan yihiin.